Daawo Sawirada: Waare oo Beledweyne Ku Qaabilayay Wafdi Ka Socday Midowga Africa

Wafdi ka ka socda Guddiga Nabadgalyada iyo amniga Midowga Afrika ayaa soo gaaray magaalada Beledweyne, iyadoo Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle  Maxamed Cabdi Waare iyo Golihiisa Wasiirada ay kulan la qaateen. Kulankan ayaa looga hadlay Xoojinta ammaanka Hirshabelle iyo sidii la isaga kaashan lahaa dar dargalinta Howlgalada ay ka wadaan ciidamada AMISOM dowlad goboleedka Hirshabelle. Guddiga oo … Continue reading Daawo Sawirada: Waare oo Beledweyne Ku Qaabilayay Wafdi Ka Socday Midowga Africa